waa misaajid ay wada socdaan aadaanka salaada iyo leydhadhkiisu yacni ifitiin ayuu bixinaayaa markii mu'adinku aadaamaayo masha Allah misaajidkan abu dhabi inuu ku yaalo ayaan filaayaa waa wadanka cimaaraadka carabta gaar ahaan magaalada abu dhabi

Loading more stuff…

Hmm…it looks like things are taking a while to load. Try again?

Loading videos…